Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shir looga hadlayey sida dib loogu soo celin karo garsoorka dadweyne kaas oo daba socday kulamo ay hore kusoo qabatay hay’adda SWDC ayaa Magaalada muqdisho ka furmay.
Waxaana kasoo qeybgalay xubno ka socday Wasaaradda cadaalada, xeer ilaalinta ,Hay’daha garsoorka iyo bulshada rayidka ah Waxaana shirka looga dooday caqabadaha ka jira hay’adaha garsoorka iyo sida looga gudbi karo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.