Shir ku saabsan Hal-abuurka Haweenka dhinaca Kalluumeysiga oo Muqdisho lagu qabtay

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga XFS oo Muqdisho ku qabatay shir lagu soo bandhigayay hal-abuurka iyo fursadaha haweenka Soomaaliyeed ee dhinaca kalluumeysiga.

Mudadii uu shirka socday waxaa lagu soo bandhigay caqabadaha ku hor gudban haweenka Soomaaliyeed iyo fursadaha ubanaan hadii ay helaan taageero, waa kuwaan qaar kamid ah haweenkii ka socday dowlad Goboleedyada ee ka qeyb galay shirka oo hadlay fikirkooda.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here