Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland mudane cabdiqaadir xaaji Maxamuud ayaa magaalada kismaayo ka daahfuray shir udhaxeeyo Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha XFS iyo Wasaaraddaha ganacsiga dawladaha xubnaha ka ah Federaalka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.