Shir ku saabsan daadajinta adeeyada bulsha oo Kismaayo lagu qabtay

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fedaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad goboledka Jubbaland ayaa kismaayo ku qabtay Shir ku saabsan Wadatashiga iyo Xaqiijinta Barnaamijka  Adeeg daadajinta ee kismaayo.

Kulanka waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiin kala socday Dowlada hoose ee degmada Kismaayo iyo qaar ka mid wasaaradaha Jubbland ee uu quseeyo barnaamijka adeeg daadajinta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here