Shir cilmiyeedka labaad ee siyaasadda dhaqaalaha Bangiga Dhexe oo lagu qabtay magaaalada Muqdisho

0
41
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdihso ayaa waxaa lagu qabtay shirka cilmiyeedka labaad ee siyaasadda dhaqaalaha Bangiga Dhexe oo uu soo qabanqabiyay Bangiga dhex ee Somalia
Shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasaradda Maaliyadda Somalia wasiro ka tirsan Dowlada Somalia iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here