Shir ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Qorsheynta DFS oo Kismaayo lagu soo gaba-gabeeyay

0
262

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkaan wadatshiga ah ee magaalada kismaayo ka soconayay mudo afar maalin ayaa ahaa mid ay ka qeeyb galeen Masuuliyiinta wasaaradaha Jubbaland,Ururada buslahada Rayidka ah  iyo Hay’adaha ka shaqeeyo Arimaha Samafalka ee ka howlgala Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland,waxaana shirkaan soo Qaban Qaabisay Wasaaradda Qorsheenta Dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here