Shiinaha oo Laga Diiwaan Geliyay Hal Kiis oo Covid-19 ah

0
262

Bejiin(Idaacadda Waamo)Shiinaha ayaa diwaangaliyay hal kiis oo Corona Virus ah maalintii shalay aheyd Sidda ay shaacisay hay’adda caafimaadka qaranka maanta.

Halka kiis ayaa ah qof dalka dibadiisa laga keenay 8-dii May.

Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in ay si buuxda uga guuleysatay ka hortagga Cudurka Corona virus, islamarkaana hadda dalkeeda oo uu kasoo bilowday Corona virus ee muujiyay Isku duubni.

Tirada guud ee Shiinaha ee kiisaska coronavirus ayaa hadda ah 82,887, in kasta oo 78,000 xaaladood ay soo kabsadeen, halka tirada rasmiga ah ee dhimashaduna aan wali laga beddelin 4,633.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here