Shaxdii ugu Fiicnayd Todobaadka Champions League oo lasoo Saartay.

0
85

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la ciyaaray kulamadii ugu horeeyay ee wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Salaasadii iyo Arbacadii ayaa la ciyaaray kulamo xiiso leh oo tartanka champions League ah, Kooxo badan ayaa guulo muhiim ah ka gaadhay kulamadii la ciyaaray ee tartanka champions league.

Waxa jira xiddigo badan oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah kulamadii la ciyaaray tartanka champions League.

Kooxda RB Salzburg ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig kadib guul muhiim ah oo ay gaadheen, Dhinaca kale Kooxaha Lazio, Fc Porto, Paris, Man United, Arsenal, Real Sociedad, Galatasaray iyo Barcelona ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here