Shaxdii ugu Fiicaneed Horyaalka La Liga ee Xilli Ciyaareedka oo Lasoo Saaray.

0
209

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Machadka daraasaadka kubada cagta ee CIES Football ayaa soo saaray shaxda ugu fiican horyaalka La Liga kadib dhamaadkii xilli ciyaareedka.

Kooxda Real Madrid ayaa ku guulaystay horyaalka La Liga kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo ay soo qaadatay.

Dhanka kale Kooxaha Barcelona, Atletico Madrid iyo Sevilla ayaa ku dhamaystay Boosaska looga soo boxo tartanka champions Leageu.

Kadib dhamaadka xilli ciyaareedka CIES Football ayaa soo saartay shaxda ugu fiican xilli ciyaareedka La Liga iyaga oo adeegsanaya xogo kala duwan oo xilli ciyaareedka la uruuriyay.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here