Shaxda Xiddigaha Horyaalka Sucuudiga ugu qaalisan.

0
136

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Horyaalka sucuudiga ayaa ah meel aad u shidan suuqa kala iibsiga xagaaga iyada oo ay xiddigo badan ku biireen horyaalkaasi.

Xiddiga Neymar ayaa ah xiddigii ugu dambeeyay ee ku biiray horyaalka sucuudiga iyada oo uu xiddiga reer Brazil qalinka ku duugay heshiis rikoodh ah oo uu ugu biiray kooxda reer sacuudi ee lagu magacaabi Al Ahli.

Neymar waxa sucuudiga kaga horeeyay xiddigo caan ka ah yurub oo ay ka mid yihiin Ronaldo, Benzema, Mane iyo xiddigo kale oo waaweyn.

Haddaba waa kuwaan Shaxda Xiddigaha Horyaalka Sucuudiga ugu qaalisan.

May be an image of 11 people, people playing soccer, people playing football and text that says 'RSL P MOST VALUABLE XI SAUDI PRO LEAGUE RSL XI MARKET VALUE €339M transt markt transfer ,markt EESO transf markt MANÉ €25M BENZEMA €25M DONE DEAL 片 NEYMAR €60M SAINT-MAXIMIN MILINKOVIĆ-SAVIĆ €50M €32M ゆ NEVES €40M FABINHO €42M KONAN €8M KOULIBALY €15M ROGER IBAÑEZ €30M MENDY €12M'

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here