Shaxda ugu qiimaha badan Adduunka kubada cagta oo Lasoo Saaray.

0
81

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shabakada Transfer Market ayaa soo saartay shaxda Xidigaha ugu qiimaha badan kubada cagta kadib markii la soo dhaafay suuqii xagaaga.

Xiddigaha Mbappe iyo Haaland ayaa loo doortay xiddigaha ugu qiimaha badan kubada cagta kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo ay soo bandhigeen.

Waxa sidoo kale shaxda ka soo muuqday xiddiga kooxda Arsenal ee Bukayo Saka Halka uu sidoo kale ku jiro xiddiga Real Madrid ee Vini Jr, Dhinaca kale Horyaalka premier League ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 6 xiddig.

Horyaalka La Liga ayaa ku leh 3 xiddig halka Bundesliga, Ligue ku leeyihiin shaxda min hal xiddig.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here