Shaxda ugu Fiicneyd Wareegii 8 Dhamaadka Euro 2024 oo Lagu Dhawaaqay.

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxa lasoo afjaray kulamadii wareega 8 dhamaadka tartanka Euro 2024 oo maraya meel xiiso leh, maadaama lasoo gaaray wareega 4-dhamaadka.

4 Xul oo kala duwan kala awood badan kala qibrad badan ayaa usoo gudbay wareega xiga tartanka Euro 2024, Waxa jira xiddigo badan oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah kulamadii 8 dhamaadka tartanka.

Haddaba waa tan shaxda ugu fiicneyd Wareegii 8 Dhamaadka tartanka Euro 2024 oo lasoo gabagabeeyey.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here