Shaxda ugu Fiican Todobaadkii 18-aad Premier League oo Lasoo Saaray

0
443

England-(Idaacadda Waamo)-Horyaalka Premier League ayaa maraya meel xasaasi ah waxaana jira kooxo badan iyo xiddigo badan oo qaab ciyaareed fiican soo bandhiga.

Kooxda Liverpool ayaa wali raadinaysa guul kadib markii ay bar-baro niyad jab leh la gashay kooxda Man United isla isbuucaan.

Kooxaha Man City, Chelsea, Arsenal, Leicester City iyo Tottenham ayaa dhankooda gaaray guulo muhiim ah todobaadkan.

Shabakada whoscored ayaa soo saartay shaxda ugu fiican todobaadkii 18-aad ee horyaalka premier League ee la ciyaaray 18 ilaa 18 bishan January.

Kooxda Arsenal oo garaacday Newcastle United todobadkan ayaa xiddigaha ugu badna ku leh shaxda iyaga oo ku leh 3 xiddig.

Dhanka kale kooxaha sida ,Fulham, Man City, Burnley, Man United, Leicester City, Chelsea, Tottenham iyo West Ham ayaa dhankooda min hal xiddig ku leh shaxda.Arsenal dominate Premier League team of the week following Newcastle win

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here