Shaxda ugu Fiican Todobaadka ugu Horeeya Premier League oo La Soo Saaray

0
225

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo afjaray todobaadkii ugu horeeyay ee horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.

Kadib kulamada todobaadka Premier League BBC Sport ayaa soo saartay shaxda ugu fiican todobaadka uu horeeya ee horyalka Premier League.

Kooxda Man City ayaa xiddigaha ugu badan ku leh shaxda iyaga oo ku leh 3 xiddig halka ay kooxaha Arsenal, Brighton iyo Tottenham shaxda ku leeyihiin min 2 xiddig, Fulham iyo Newcastle United ayaa sidoo kale shaxda ku leh min hal xiddig.

Garth's team of the week

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here