Shaxda ugu Fiican Todobaadka Premier League oo Lasoo Saaray.

0
30

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa lasoo afjaray kulamadii todobaadka 2-aad ee horyaalka Premier League.

Kooxaha Man City, Tottenham iyo chelsea ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo shaxda ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha Southampton, West Ham, Fulham iyo Liverpool ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

Hat-trick heroes and assist king: Who makes our Premier League Team of the Week?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here