Shaxda ugu Fiican Todobaadka Premier League oo Lasoo Saaray.

0
145

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Waxa la soo afjaray todobaadkii 8-aad ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh oo ay xiddigo wacdaro dhigeen.

Kooxda Man City ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig halka ay kooxaha Everton iyo Arsenal ayaa iayagana ku leh min 2 xiddig shaxda ugu fiican todobaadka.

Kooxaha Chelsea, Newcastle, Brighton iyo Liverpool ayaa shaxda ugu fiican todobaadka ku lee yihiin min hal xiddig.

Garth Crooks' Team of the Week

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here