Shaxda ugu Fiican Todobaadka Premier League oo Lasoo Saaray

0
343

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kadib kulamadii todobaadkan ee premier League waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka ee horyaalka premier League iyada oo la adeegsanayo xiddigaha qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay.

Kooxda Man CIty ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig kadib guushii weynayd ee ay ka gaadhay kooxda Leeds United.

Kooxaha Liverpool Everton iyo Tottenham ayaa shaxda ku leh min 2 xiddig halka kooxaha Aston Villa iyo Burnley min hal xiddig ku leeyihiin shaxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here