Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray

0
26

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo afjaray todobaadkii 8-aad ee horyaalka premier League kadib kulamadii la ciyaaray sabtidii, Axadii iyo Isntii.

Kooxaha Man City iyo Liverpool ayaa sii wada guulaha premier League iyaga oo badiyay kulamadoodii.

Dhinaca kale kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa la kulmay guuldarooyin ay kala kulmeen Liverpool iyo Bournemouth.

Kadib kulamadii la ciyaaray waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka premier Legaue.

Kooxaha Liverpool iyo Everton ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha Aston Villa Man City, Wolves iyo Tottenham ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here