Shaxda ugu fiican Todobaadka Premier League oo La soo Saaray

0
55

Waxa la soo afjaray todobaadkii ugu horeeyay ee horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub.

Kooxaha waaweyn ee Man United, Man City, Liverpool iyo Arsenal ayaa dhamaantood badiyay kulamadoodii ugu horeeyay ee ay ciyaareen.

Kooxaha chelsea iyo Tottenham ayaa ku fashilmay kulamadii ugu horeeyay iyaga oo aan wax guul gaadhin kulamadoodii.

Kooxaha Newcastle, Man City, Liverpool iyo Arsenal ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha Aston Villa, Brighton ayaa shaxda ku leh min hal xiddig

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here