Shaxda ugu Fiican Todobaadka 1-aad ee Premier League oo La Shaaciyey

0
180

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo afjaray todobaadkii ugu horeeyay ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh, Kooxaha Man United, Man City iyo Arsenal ayaa isugu jawaabay guulo kala duwan iyaga oo guulo ku bilowday horyaalka.

Dhinaca kale kooxaha Chelsea, Tottenham iyo Liverpool ayaa bar-baro ku bilowday xilli ciyaareedkooda cusub.

Waa kuwaan Shaxda ugu Fiican Todobaadka 1-aad ee Premier League ee La Shaaciyey.

Team of the week

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here