Shaxda Ugu Fiican La Liga Todobaadkii 8-aad  Oo La Soo Saaray

0
568

Kismaayo (Waamo Radio) Shaxdan Ugu Fiican Todobaadka Horyaalka Spain Ciyaartoyda Ugu Badan Waxaa Iska Leh Kooxda Barcelona Waxayna Ku Leedahay Ilaa 4 Ciyaartooy Kadib Markii Guul weyn Ay Ka Gaareen Kooxda Sevilla kulankaas oo Ku Dhaamaday 4-0.

4 xiddig ee  kooxda Barcelona ku Leedahaya shaxdii ugu fiicnayd todobaadkii horyaalka La Liga  ayaa ah Kabtanka Kooxda L Messi , Ousmane Dembele , Arturo Vidal , Iyo Nelson Samedo , Kooxaha Kale Waxay Ku Leeyihiin Min Hal Ciyaartooy shaxda waxaa kaloo ku Jiro Xiddigaha Aitor Fernandez (Levante), Damian Suarez (Getafe), Kiko Olivas (Real Valladolid), Nestor Araujo (Celta Vigo), Fede Valverde (Real Madrid), Francis Coquelin (Valencia) & Chimy Avila (Osasuna).

Kooxda Real madrid ayaa kaliya ku leh hal xiddig inkasta oo ay soo bandhigeen xiddigo badan oo kooxdeeda ah sida Modric oo gool qurux badan dhaliyay.

kooxda Los Blancos ayaa sii xejisatay Hogaanka Horyaalka Xilli ay Kooxda Barcelona Kaalinta 2-aad ay Soo Gashay Kala Saraynta Horyaalka La Liga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here