Shaxda Ugu Fiican Horyaalka Premier League Sanadka 2023 oo lasoo bandhigay.

0
88

Kismaayo (Idaacadda Waamo)- Sanadka 2023 ayaa sii dhamaanaya iyada oo ay maalmo yar ka dhiman tahay sanadka cusub ee 2024, Waxa la soo saaray shaxda ugu fiican sanadkan sii tagaya ee 2023 iyada oo lasoo xushay xiddigaha qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay 2023.

Shabakada Livescore ayaa soo xushay shaxda ugu fiican sanadka 2023 ee horyaalka Premier League, Kooxda Man City ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyadoo ay soo bandhigtay qaab ciyaareedka fiican.

Kooxda Arsenal ayaa ku xigta oo shaxda ku leh 2 xiddig Halka kooxaha Newcastle, Tottenham iyo Brentford ay shaxda ku leeyihiin min hal xiddig, Xidiga Rodri ayaa noqday xidigii ugu saameynta badnaa sanadka 2023, maadaama uu muhiim uyahay Kooxda Man City.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here