Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo West Ham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

0
175

Kismaayo(Idaacadda Waamo)shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo West Ham United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxaha kubadda cagta Liverpool iyo West Ham United ayaa caawa ku balansan kulan ka mid ah horyaalka Premier League iyadoo Reds ay dooneyso inay ka aargudato kooxda London ka dhisan maadaama ciyaartii hore dhegta dhiigga loo soo daray.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here