Sharciga difaaca xuquuqda dadka baahiyaha gaarka oo la horgeynayo Baarlamaanka Jubbaland

0
109

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool dalkeena Soomaaliya waxaa haaysta caqabado kala duwan oo ay ka mid yihiin in aysan helin xaquuqda ay leeyihiin oo waxaa ay ku yaryihiin helida fursadaha waxbarashada,shaqada iyo ka qayb galka siyaasada ‘waxaana intaas u sii dheer faquuqa iyo xadgudubyada ay kala kulmaan bulshada ay ku dhex nool yihiin .

Deegaanada dowlad goboledka Jubbaland waxaa ku nool dad badan oo baahiyo gaar ah qaba ku waas oo u baan cid u qareenta iyo sharciyo difaaca xuquuqdooda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here