Sharaxaadda Baaburta Aroosyada iyo goobaha Xafladaha oo fursad shaqo noqotay Dhalinyaro ku noo kismaayo

0
52

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sharaxadda baabuurta lagu galbiyo Aroosyada iyo diyaarinta goobaha Xafladah sida hoolalka huteelada iyo sidoo kale xeebaha ayaa waxay fursad shaqo oo ay noloshooda ku mareyaan u noqotay qaar kamida dhalinyarada kunool magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here