Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhallinyaradan oo ku shaqeysta xirfadda jarista timaha ayaa waxaa soo wajahay shaqo yari kadib markii ay ku soo bateen magaalada goobaha lagu jaro timaha .
Meelaha qaar ayaa lagu jaraa tinta wax kayar 1 dollar taas oo sabab u ah timajarayaasha kusoo badanaya magaalada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.