Shaqo la’aan soo food saartay gabdhaha wax bartay ee ku nool magaalada Baladweyne.

0
144

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah gabdhaha wax bartay ee ku nool magaalada Baladwayne ayaa ka warbixiyay shaqa la,aanta ay wajahayaan dhalinyarada wax baray waxaa ayna maamulka gobolka Hiiraan iyo Hay’addaha Sama falka ay ka codsadeen in shaqo abuur loo sameeyo.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here