Shaqo la’aan soo food saartay dhalinyarada magaalada Jawiil ee Gobolka Hiiraan

0
50
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ku nool magaalada Jawiil ee gobolka Hiiraan ayaa xiligan la daala dhacaya shaqo la’aan baahsan oo soo food saartay, iyo inaysan heysan garoomo kubadda cagta oo ay isku madaaliyaan.
Dhalinyaradan oo u badan kuwa wax bartay ayaa shaqo ku waayay cilmigii ay ka barteen jaamacaddaha iyo iskuullada taasoo horseeday inay in goobaha shaaha isku madadaliyaan si aysan u tahriibin.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here