Shaqo la’aan baahsan oo soo wajahday Dhalinyarada Baladweyne.

0
112

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Fatahaada wabiga shabeele ayaa saameyn xoogan u geeystay dhallinyarada Baladweyne kadib markii ay soo wajahday shaqo la aan baahsan.

Dhallinyaradan ayaa ganacsiyo kala duwan ku lahaa magaalada iyagoo kunmaareyn jiray nolashooda.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here