Shaqaale saarnaa Markab Raashin siday oo baaritaan Caafimaad loogu sameeyay Dekadda Kismaayo

0
347

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Markabkaan oo ka yimid magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya,ayaa waxaa saarnaa 15 shaqaale ah,waxaana la marsiiyay baaritaan caafimaad.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here