Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Jubbaland ayaa waxay maagaalada Kismaayo ugu qabtay tababar shaqalaha waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.