Shacabka Xaafadda Calanley ee magaalada Kismaayo ayaa olole Nadaafadeed ka sameeyey Xeebta Calanley 

0
127

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Kismaayo iyo shacabka Xaafada Calanleey oo iskaashanayo ayaa Xaafada Calanleey ka sameeyay Ol’ole Nadaafadeed Xeebta Xaafadaas,Qaar ka mid ah Bulshadii ka qeyb qaatay Ol’olaha Nadaafadda ayaa Dowlada hoose ugu baaqay in ay wax ka qabato dadka qashinka ku soo tuuro Xeebta.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here