Shacabka Xaafadaha kismaayo oo loogu baaqay in ay iska qaadan Qashinka

0
645

kismaayo(waamo Radio)Nadaafado waa imaanka barkii hadii ay nadaafadi jirin cafimaad majiro qaar kamid ah xaafadaha magaalada kismaayo waxaa dhexyaala qashin badan oo oo loo baahan yahay in  bulshadda iska qaadaan.

Agaasimaha waxaada arrimaha arrimaha bulshadda ee wasaaradda cafimaadka jubbaland oo aan wax ka weeydiyay dhibaatada uu leeyahay qashinka  ayaa sheegay in dhibaatooyin fara badan uu ka dhasho

Gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshadda ee degmada kismaayo Cabdi Bare Cabdi ayaa bulshadda magaalada kismaayo ugu baaqay in ay ilaaliyaan nadaafada guud ee magaalada Kismaayo.

waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya,Foos Cali Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here