Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Soomaaliya ayaa sanadihi lasoo dhaafay la dhibaneed nabaad guurka deegaanka taas oo loo sababeeyey isbedelka cimilada iyo isticmaalka bacaha balastiga oo tan iyo burburkii dowladii dhexe ay dadka Soomaaliyeed ad u adeegsanayeen.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.