Shacabka magaalada Dhuusamareeb oo soo dhaweeyey furista biyo mareenada magaalada 

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)– Iyadoo dhawaan ay maamulka Dhuusamareeb ay soo saareen awaamiir laxariirata in ay furaan mareeranada biyaha ay maraan ayaa waxaa shacabka magaalada Dhuusamareeb oo aragtidooda ka dhiibtay qorshaha ay maamulka caasimaddu ku furayaan kannaalada biyuhu maraan oo hore u xirma.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here