Shacabka ku nool magaalada Beledweyne oo ka hadlay saameynta ay ku yeelatay fatahaadda uu sameeyey Webiga Shabeelle

0
194
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo labadii maalin ee la soo dhaafay uu wabiga Shabeelle uu ku fatahaday afarta xaafadda ee magaalada Beledweyne ayaaa waxaa sameen gaar ah ku yeelatay bulshada kunool deegaanka kuwaas oo ka barakacay guriyihii ay kunoolyaheen madaam guriyaha qaarkood ay soo galeen daadka biyaha wabigga
Qaar ka mid ah shacabka kunool Magaalada Beledweyn ayaa waxaa ka hadleen hadlay saameynta ay ku yeelatay fatahaadda uu sameeyey Webiga Shabeelle.
Qaar ka mid ah musuliin mamulka Hirshabel ayaa waxay dowlad federalka ay ka codsadeen in ay gargaar ay la soo garaan bulshad  ay saameysay fatahaadda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here