Shacabka Kismaayo oo soo dhaweeyey Taalooyinka magaalada laga hirgaliyay.

0
34
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowladda hoose ee degmada Kismaayo ayaa magaalada ka hirgaliyay ilaa afar taalo kuwaas oo isugu jira kuwo magaaladu horay u lahayd balse dumay iyo kuwo cusub, waxaa dhismahahooda loogu talagalay in bilicda magaalada ay ka qayb qaataan.
Shacabka kunool magaalada Kismaayo ayaa bogaadiyay dhismaha taalooyinka soona dhaweeyey kuwaas oo qaarkood la dhamastiray halka qaar kalena dhismahoodu heer gabo gabo ah marayo.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here