Shacabka Kismaayo oo bogaadiyay Ammaanka magaalada ka jiro

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Caasimadda ku meel gaarka ah ee Jubbaland ayaa muddooyinkii u dambeeyay sameeneysay kobac dhinac walba leh,waxaana taas sababtay Aammaanka magaalada oo hormar laga gaaray marka loo eego sida ay ahaan jirtay,dadka ayaana haatan dareemayo Nabadgelyo ay ku wataan howlahooda nolol maalmeedka ah.

Qaar ka mid ah Bulshada Kismaayo ayaa ka hadlay Nabadgelyada magaalada iyo kalsoonida ay ku qabaan Laamaha ammaanka.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here