Shacabka KG oo Loogu baaqey bixinta Canshuuraadka

0
107

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Xiriirka Gobolada ee Wasaarada Arimaha Gudaha KG Liibaan Shekh Shuceyb ayaa waxaa uu Bulshada u soo jeediyey in ay bixiyaan Caanshuuraadka si Dowladu u noqota mid Bulshadeeda siisa Adeegyada ay u baahan yihiin, Agaasime Liibaan ayaa Bulshada u iftiimiyey Muhiimada ay leedahay in Caanshuurta la bixiyo iyo Faiidoyinka ay leedahay.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here