Shacabka Jowhar oo bogaadiyay xiritaanka meelaha uu ka fatahay Wabiga

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool tuulada Bayaxaaw ee hoos tagta degmada Jowhar ayaa uga mahadceliyay Wasaaradda Beeraha iyo waraabka dowlad-goboleedka Hirshabeelle go’aanka ay ku xirtay meelaha wabiga Shabeele uu fatahaada ka sameeyay ee tuulada Bayaxoow.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here