Shacabka iyo Maamulka Xaafadda Daaru-Salaam ee Magaalada Baydhabo oo ka wada Ol’ole Nadaafadda Xaafadaasi

0
220

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nadaafadda waa imaanka barkiisa dad walba oo meel wada daga ama meel ku wada nool waxaa ka dhexeysa nadaafad guud oo ah mida deegaanka laga qabto.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka jira ururo badan oo isku soo abaabulay inay ka shaqeeyaan danta guud ee deegaanka, si loo soo celiyo bilicda deegaanka, iyagoo ku shaqaynaya si is xilqaan ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here