Shacabka Degmada Xudur oo Gurmad codsaday

0
64

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaafadda Buulow oo ka mid ah xaafadaha Degmada Xudur ee sida aadka ah uu u sameyey Roobabkii ka da’ay Degmadaasi ayaa weli xaafadda waxaa ku jira biyihii roobabka taasi oo keentay in xaaladda ay ku sii adkaato dadkii ku barkacay madaama ay dulsaar ku yihiin shacabka kale.

Dadka ay fatahaadaha iyo daadadka Al nino sameeyeen ee ku nool Degmada Xudur ayaan weli helin gurmad ku filan iyadoo dadka qaar guryahood.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here