Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ceel Maandheere oo kamid ahaa Ceelasha ugu wanaagsan ee ku yaala Degmada Xudur oo ay dadka iyo Xoolaha Biyaha ka Cabi jireen ayaa hada u muuqda mid Gurey kadib markii jiilaalku uu dheeradey durbana dadka iyo duunyada Saameyn ay ku yeelatey dadkuna wali ay Raja ka qabaan in uu Biyo keeno maadaama uu Ceelku uu ahaa mid looga gudbi jirey xiliyada oo kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.