Shacabka deegaanka Kudhaa oo ka warbixiyay Amniga deegaanka ka jira

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaan xeebeedka Kudhaa ee gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka jira horumar balaaran oo dhanka amniga ah kaas oo sabab u noqday in dadka deegaankaas ay ganacsadaan habeenkii ilaa xili danbe.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in goobaha ganacsiga ay furnaadan habeenkii xili danbe dadkun ay ku cawaysimaan Magaalada taasna ay ku timid amniga ka jira Magaalada oo marba marka ka danbaaysa soo hagaagaya.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here