Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka ku nool deegaanka Bilicsan oo galbeedka magaalada kismaayo kaga beegan ayaa waxa ay si isxilqaan ah ku bilaabeen Masjid dhagax ah,kaas oo ay doonayeen in ay kaga maarmaan masjid jiin-gad ahaa oo ay horay ugu cibaadeysan jireen shacabka deegaanka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.