Shacabka Baydhabo oo loogu baaqey in canshuurta ku bixiyaan nidaamka loogu tala galay

0
113
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda degmada Baydhabo ayaa tilmaamay in waax kasta ay jogaan shaqaale dhan weliba uga diyaarsan shaqadooda iyagoona ku shaqenaya siyaasadda cusub ee dowladda Hoose waxaa uuna  bulshada ugu baaqay in cashuurta ay ku bixiyaan nidaamka ay dowlada hoose u dajisay in cashuurta lagu bixiyo.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here