Seyladda Xoolaha Kismaayo oo Laga dareemayo mashquulka Ciidda Carafo

0
18

Kiamaayo(Idaacadda Waamo)-Diyaar garowga Ciidul Adxaa ayaa siween looga daremaya Saylada xoolaha ee magaalada Kismaayo taas oo u kajira mashquul xooggan, iyadoo dadweynuhu ay si weyn ugu halkaas ay uga iibsadaan iariga kaas oo ay u gadanayaan munaasabadda Ciidul Adxaa darteed.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here