Schoolka Siinaay Primary and Secondary ee Xaafada Farjano oo Xaflad dhiira gelin ah u sameeyay Ardayda Ischoolka

0
745
kismaayo(Waamo Radio)Munaasabadan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Schoolka Macalimiin Ardayda  Siinaay Primary and Secondary School iyo Machadka Al.qazaala.
waxaa sidoo kale Masuuliyiinta ka qayb gashay waxaa kamid ah madaxsocotay Waaarada Waxbarashada Jubaland.
Maamulaha Schoolka Siinaay Primary and Secondary School iyo Machadka Al.Qazaala Cabdiraxiim Siyaad Cabdullahi ayaa ka warbixiayay Schoolka xiliga la aas aasay iyo sida ay u socdaan Howlaha Schoolka.
sidoo kale Ardayda Schoolka ayaa Munaabasada ku soo bandhigay waxyaabaha ay ka barteen Schoolka.
Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Kismaayo Cubeyd Sahal wuxuuna Ardayda ku dhiira geliyay in ay ku dadaalaan Waxabarashooda islmarkaasina ay anfici doonto.
Siinaay Primary and Secondary School ayaa waxaa la aasaasay 2018-iyo 2019.
waxaa warbixintaan isoo soo jeedinaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here