Wararka Suuqa Xoolaha Magaalada Kismaayo oo mashquul badan Laga Dareemayo By admin - July 8, 2022 0 299 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Waamo Radio)-Saylada lagu iibiyo suuqa xoolaha ee Magaalada Kismaayo oo Laga dareemayo mashquul badan kaasoo salka ku haya maalmaha ciidul udxiyada ee fooda inagu soo haysa. Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2022/07/saylada-xoolaha-lagu-gado-eee-magalada-kismaanyo-oo-mashquul-laga-dareemaayo.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X