(SAWIRO) Xiddiga Declan Rice oo kala doortay Kooxaha Man United Mise Chelsea

0
499

England (Idaacadda Waamo)-Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda West Ham iyo xulka qaranka England ee Declan Rice ayaa lagu soo waramayaa in uu iska diiday ku biirista kooxda Man United.

Xiddiga khadka dhexe ee reer England ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku jira xilli ciyaareedkan isaga oo saftay 18 kulan tartamada oo dhan waliba daqiiqad aan seegin ciyaarihii premier League ee Kooxdiisa.

United iyo Chelsea ayaa ahaa kooxhaha xiisaha u muujiyey saxiixa xiddiga 21 jirka ah iyada oo uu Solskjaer taageere u yahay xiddiga.

Xiddiga Declan Rice ayaa lagu qiimeeyaa lacag dhan 80 milyan oo euro waxana heshiiska kooxdiisa uu kula Jiro West Ham ayaa dhici donaa Sanadka 2024.

Declan Rice ayaa horey uga soo dhaqaaqay kooxda Chelseaiasgoo ku biiray kooxda uu hadda joogo ee West ham.ImageImage

Image

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here